Please turn JavaScript on
Puntland Post icon

Puntland Post

Get updates from Puntland Post via email, on your phone or read them on follow.it on your own custom news page.

You can filter the news from Puntland Post that get delivered to you using tags or topics or you can opt for all of them. Unsubscription is also very simple.

See the latest news from Puntland Post below.

Site title: Puntland Post – News from Somalia, Puntland, Somaliland

Is this your feed? Claim it!

Publisher:  Unclaimed!
Message frequency:  3.8 / day

Message History

Danjire Cawil (dhexda) wuxuu intii waraysigu u ekaa bare muxaadaro u jeedinaya Cabdinuur (bidixda) iyo Cabdikariim Cali Kaar (midigta).

Boosaaso (Faallo) — Danjire Xuseen Cali Ducaale (oo loo yaqaanno Danjire Cawil), wuxuu waraysi siiyay Geed-fadhi. Qiimeyntii degdegga ahayd ee waraysiga oo ay dad badan oo reer Hargeysa ahi sam...


Read full story

Gen. Jimcaale Jaamac Takar oo hoggaamiya ciidan Danab ee degan xerada Ligle ee Garoowe ayaa ugu dambayn aqbalay in uu dib ugu soo noqdo ciidamada difaaca Puntland.

Gen. Jimcaale waxa uu ka tanaasulay go’aankii uu ugu biiray dowladda federaalka oo muddo sanad ku dhow ay ka mushaar qaadanayeen ciidamada Danab.

Dowladda Puntland ayaa dhankeeda aqbashay i...


Read full story

Puntland ayaa sheegtay in ay soo gabagabayay xiisaddii deegaanka Kuur-ilaalo ee degmada Rako-raaxo, islamarkaana ciidamadii federaalka sheegtay ee halkaas ku sugnaa ay aqbaleen in ay ka mid noqdaan Puntland.

War-saxaafadeed ka soo baxay Booliska Puntland ayaa lagu yiri “maleeshiyaadkii hubaysnaa ee ku sugnaa deegaanka Kuur-ilaalo ee degmada Rako-raaxo ayaa aqbal...


Read full story

Puntland ayaa ka digtay safar la xiriira arrimo ciidan oo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ku imanayo Galmudug, iyada oo ku eedeysay in uu colaad ka hurinayo magaalada Gaalkacyo.

War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh uu safar ku imanayo koonfurta Gaalkacyo, kaas oo ujeedadiisa lagu tilmaamay mid colaad...


Read full story

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa maanta magaalada Garoowe kula kulmay wafdi uu hoggaaminayay ku-xigeenka ergayga gaarka ah ee xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ahna isuduwaha arrimaha gargaarka bani’aadannimo, George Conway.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta howlaha gargaarka bani’aadannimo, xoo...


Read full story