Masuul u hadlay Ciidamada Siyaasi Maxamuud Mashruuc oo reer Puntland ah balse Mushaar ka qaadan jirey Dowlada Soomaaliya ayaa cadeeyay inay la heshiiyeen Maamulka Puntland.
Maamulka Puntland ayaa si rasmibah ula wareegay ciidamo daacad u ahaa siyaasi Maxamuud Mashruuc, oo dhawaana laga celiyay Garowe xili uu ka yimid Carmo kuna socday gudaha Garowe
Heshiiska siy...